Download Dhaweeye Darawal 1.0.52 APK

73 votes, 4.7/ 5
Package name: com.dhaweeye.driver

The description of Download Dhaweeye Darawal 1.0.52 APK

Qaabka is diiwaangalinta

-Macaamiilka dhaweeye si caadi ah ayuu isu diiwaangalin karaa ama isago isku diiwan galinaya facebook ama google.
-Darawalka sido kale ayuu isu diiwan galinaya balse waxuu sugaya inta laga so aqbalayo darwalnimadiisa kadib ayuu isticmaali karaa.

Warbixin dhamestiran o ku saabsan siduu u shaqeeyo dhaweeye

1-Macaamiilka ayaa dooran kara meesha uu rabo in la geeyo , kadib ayuu arki doona masaafada lagu tagi karo meeshas iyo lacagta lagu geynayo , kadib ayuu dooran karaa nuuca gaari u rabo inuu raaco hadii ay online yihiin kadib waxuu ku xirmi doona darawalka ugu dhaw ee dhaweeye.
2-Dalabkada waxaa arki doono darwalka kuugu dhaw ee nuuca gaari aad dalbatay , isaga ayaaana ku aqbali kara ama ku diidi kara.
3- Dalbadaha ayaa heli doono fariin ku saabsan in la diiday ama in la aqbalay.
4-Darawalka ayaa u dhaqaaqaya dhanka dalbadaha siyuu u raadiyo meesha u ku suganyahy.
5-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah in darwalka usoo socdo dhankiisa.
6-Dalbadaha ayaa heli doono fariin ah in darawalka soo gaaray.
7-Kadib waxaa bilaabanaya safarkii marka uu macaamiilka soo raaco gaariga.
8-Darawalka waxuu arki doona jidka u ku socdo iyo sida ugu dhaw u ka tagi karo meesha u dalbaday macaamiilka.
9-Marki la gaaro meeshi u dalbaday macaamiilka waxay heli doonan labadaba warqad ay ku qoranthay warbixin ku saabsan lacagti safarka.
10-Ugu danbeen labadaba waxay aqbali doonan warqada lacagta , sido kale mid walba kan kale ayuu qiimeen ku samen doona intii ay safarka ku wada jireen.
Show more
Dhaweeye Darawal 1.0.52 APK for Android 4.2+

Version: 1.0.52 for Android 4.2+

Update on: 2018-10-30

File size: 3.895.439 bytes

App permissions: view permissions

What's new:

.Initiate trip
.UI notifications

Download APK now


Versions history:
1. LATEST. Dhaweeye Darawal 1.0.52 APK (2018-10-30, 3.895.439 bytes)
2. Dhaweeye Darawal 1.0.51 APK (2018-10-17, 3.886.832 bytes)
3. Dhaweeye Darawal 1.0.49 APK (2018-10-02, 3.882.554 bytes)
4. Dhaweeye Darawal 1.0.48 APK (2018-09-29, 3.882.554 bytes)
5. Dhaweeye Darawal 1.0.46 APK (2018-09-26, 3.878.458 bytes)
=>> Show more(9) older versions